Prof Yaxye Sh.Caamir”Bankiga dhexe guddoomiye kama noqonkaro qof ajnabi ah

1850

Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo ah dhaqaaleyahan ayaa ka hadlay ninka Ajnabiga ah ee la qorsheynayo in loo magacaabo xilka Guddoomiyaha Banggiga Dhexe, isagoo xusay in ninka oo lagu magacaabo Nigel Roberts uu u dhashay Ingiriis.

Waxaa uu sheegay in ninkan aanu aheyn nin dhaqaaleyaha ah, balse bartay Cilmiga Suugaanta, isagoo xusay in Soomaaliya aan looga baahneyn Hees iyo dhaqan.

Sidoo kale waxaa uu ka hadlay taariikhda ninkan oo uu sheegay inuu sheegto in Bangigga Dhexe ka ruqseystay, balse laga eryay.

Halkan hoose ka daawo Wareysiga:-