RASMI: Arsenal Oo Xaqiijisay In Ay Shaqada Ka Caydhisay Tababare Unai Emery

1647

Kooxda Arsenal ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay shaqada ka caydhisay tababare Unai Emery kaas oo isaga tagay kooxda 18 kadib markii uu hogaamiyay kooxda.

Unia Emery ayaa isaga tagay shaqada kooxda Arsenal kadib markii ay kooxdu ku bilaabatay sidii ugu xumayd taariikhdeeda.

Go,aanka maamulka Gunners ayaa yimid kadib guuldaradii kooxda Xalay ka soo gaadhay Europa League kaas oo ay kala kulmeen kooxda Eintracht Frankfurt