Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega 4-aad ee tartanka FA Cup-ka xilli ciyaareedkan kaas oo si Rasmi ah ugu soo biireen kooxaha waaweyn ee prmeier League.
Tartanka ayay ka qayb qaadan doonaan 62 kooxood oo ay ku jiraan 20-ka kooxood ee premier League waxana haatan si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka tartanka.
Tartanka ayaa wareega 4-aad si Rasmi ah loo bilaabi doonaa 25 bisha January ee sanadka 2020 halka Wareega 5-aad la ciyaari doono 4 March 2020 wareega Quarter-finals ayaa la ciyaari doonaa 21 March 2020 halka Semi-finalka la ciyaari doono 18-19 April 2020 iyada oo ugu dambayn la ciyaari doono finalka 23 May 2020
Waxana kulamada ugu horeeya la ciyaari doonaa 3 iyo 6 bisha January ee sanadka 2020.
Halkan Kaga Bogo Isku Aadka wareega 4-aad ee tartanka FA Cup-ka.
Leicester vs Wigan
QPR vs Swansea
Fulham vs Aston Villa
Chelsea vs Nottingham Forest
Wolves vs Man Utd
Charlton vs West Brom
Rochdale Ama Boston Utd vs Newcastle
Cardiff vs Forest Green Ama Carlisle
Oxford Utd vs Exeter Ama Hartlepool
Sheffield Utd vs AFC Fylde
Southampton vs Huddersfield
Liverpool vs Everton
Bristol City vs Shrewsbury
Bournemouth vs Luton
Brighton vs Sheffield Wednesday
Bristol Rovers/Plymouth vs Coventry/Ipswich
Eastleigh/Crewe vs Barnsley
Man City vs Port Vale
Middlesbrough vs Tottenham
Reading vs Blackpool
Watford vs Tranmere
Millwall vs Newport County
Preston vs Norwich
Crystal Palace vs Derby
Solihull Moors/Rotherham vs Hull City
Brentford vs Stoke
Fleetwood vs Portsmouth
Arsenal vs Leeds
Gillingham vs West Ham
Burton Albion vs Northampton
Burnley vs Peterborough
Birmingham vs Blackburn