RASMI : Matthijs de Ligt Oo Ku Guuleystay Da`yarkii Ugu Fiicnaa Dunida Ee Xilli Ciyaareedkjii Hore

1798

Ka dib loolan adag , Matthijs de Ligt ayaa ku guuleystay  da`yarkii ugu fiicnaa dunida ee xilli ciyaareedkii

kooxda Ajax ayuu  laba koob kula guulaystay  halka Semi-finalka champions League u la gaaray , waxa uuna haatan u joogaa Juventus

Matthijs Le Ligt ayaa abaalmarinta ku garaacay xiddigaha Moise Kean, Joao Felxi, Jadon Sancho, Chukwueze, Kang-in Lee, Vinicius Jonior, Havertz, Guendouzi iyo Andrei Lounine.

Matthijs Le Ligt ayaa abaalmarinta ku mutaystay qaab ciyaareedkii cajiibka ahaa ee uu soo bandhigay sanadka isaga oo kooxda Ajax kula guulaystay 2 koob sidoo kale gaadhsiiyay kooxda Semi-finalka tartanka champions League.

Sidoo kale Matthijs Le Ligt ayaa xulka qarankiisa Holland la gaadhay Finalka tartanka UEFA Nations League halkaas oo ay guuldaro kala kulmeen xulka Portugal.