RASMI : Alisson Oo Ku Guuleystay Abaal Marinta Goolhayihii Ugu Fiicnaa Dunida , Yuu Ku Garaacay

1630

Goolahayaha Lioveprool ee Alisson ayaa ku guuleystay abaal marinta gool hayihii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkii hore

Alisson ayaa xilli ciyaareedki Liverpool kula guuleystay Champion-ka halka qarankiisa Brazil-na uu ku guuleystay Copa America

Goolhayahana Liverpool ayaa abaal marintaas waxa u ku garaacay Marc-André ter Stegen, Handanovic, Anena, Oblack, Kepa, Aderson, Manuel Neuer, Wojciech Szczęsny