SAWIRRO÷ Raaiisul Wasaare Kheyre oo Kulan la qaadtay Laamaha Amniga Galmudug.

4370

Waxaa Xalay Caasimada Galmudug Ee Dusmo~reeb isugu yimaadeen dhammaan Hay”adaha amniga heer Federaal Ee lagu wareejiyey Amniga Caasimada Galmudug Ee Dusmo~reeb .

Ra”iisul Wasaaraha XFS ayaana Shir Guddoomiyey Shirkan Amniga Caasimadda Galmudug Ee xalay Kadhacay Caasimada Galmudug Ee Dusmo~reeb .

Ra”iisul Wasaaraha Ayaa hadaladiisa ku yiri amniga Dowlad goboleedka iyo Xasiloonida iyo hormarka iyo Dib u xoraynta iyo ka ilaalinta cadaw gude iyo mid dibadeedba Adinkaa kama suula Ee illaahey ha idinla garabgalo .

Sidoo kale Ra”iisul Wasaaraha Ayaa Sii yiri Ciidamadiina halkaan Jooga Kulligiin Waxaad tihiin Ciidamada Fadaraalka Soomaaliyeed Mana kala lihidiin Ciidama hore iyo Kuwo dambe Kulligiina Waxaad tihii Ciidama Fadaraalka Soomaaliyeed .