DAAWO Meydka Eng Yariisow Oo Saaka Laga Dajiyay Muqdisho.

4492

Diyaaradii siday Maydka Goddomiye Yariisow ayaa goordhoweed soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

Sida ka muuqato sawirka Naxashka lagu sido Maydka Yariisow ayaa laga soo dejiyay Diyaarada, waxaana Salaada Janaasada lagula dukan doonaa isla Garoonka gudihiisa.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo, Ra’isul Wasaare iyo mas,uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa Garoonka ku sugan.

Allaha unaxariistee maydka Goddomiyihi Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar ayaa lagu aasi doonaa Qabuuraha Iskool Buluusii.