SAWIRRO:- Ergadii ugu badneed oo Dhuusa Mareeb Gaaray & Diyaar Garowgii ugu danbeyey

1562

Magaalada Dhuusamareeb waxaa ku qulqulaya ergooyin kala metalaya bulshada reer Galmudug si ay uga qeyb galaan Shir weynaha Dib-U-Heshiinta Galmudug.

waxaana Halkaasi ku soo Dhaweyey Masulin a Tirsan Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliya.
Ayagoona Dhan kale ay soconayaan Diyaar Garowga Furitaanka Shirka Dib uheshisinta Galmudug. Oo Maalmaha Soo Socoda ka la filaayo in Uu Si Rasmi Halkaas Oga furmo.