SAWIRRO:- Hogaaanka Sare Ee Beelaha HG oo Lagu soo dhaweyey Gaalkcyo

1499

Wafdigaan oo u hogaaminayay Gudoomiyaha Golaha Hogaanka Beesha Habargidir Prof C/qaadir Maxamed Shirwac iyo Ku xegeenkiisa ayaa Galabtay soo gaaray magaalada Gaalkacyo, waxaana Duleedka magaalada wafdiga ku soo dhaweeyey maamulka Degmada Gaalkacyo iyo dhalinyarada magaalada.

Socdaalka Wafdiga ayaa mid ay ku marayeen Dhamaan Degaanka Galmudug Islamarkaana ay ugu guurgalayeen Xaalada Deganadaas.

Halkaan ka daawo Sawirada.