SAWIRRO;- Hogaamiyaha Xisbiga wadajir oo Booqday Cadaado Deeq Lacageedna Gaarsiyay..

1679

Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxman Cabdishakuur oo maanta booqday isbitaalka guud ee magaalada Cadaado

Cabdiraxman Cabdishakuur ayaa kormeeray qeybaha isbitaalka iyo hanaanka u shaqeeyo waxuuna ugu deeqay lacag aan la shaacin cadadkeeda

Isbitaalka Cadaado ayaa qaabila bukaano laga kala keeno inta badan deegaanada Galmudug ka Tirsan .

Sido kale Gudomiyaha Xisbiga wadajir ayaa Booqday Xarumaha danta Guud ee Magaalada Cadaado Ee Gobolka GALGADUUD.