XOG÷ Beesha Caalamka Oo Ahmed Madoobe Ku Qaaday Werar Siyaasadeed.

4433

waxaa magaalada kismaayo ee xarunta kmg ah ee Jubbaland gaarey wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu hogaaminayo wakiilka IGAD ee Soomaaliya Dr.Maxamed Guyow.

Wafdigan oo ay garoonka kusoo dhaweeyeen qaar kamid ah golaha fulinta ee Jubbaland ayaa caawa ku hooyanaya guriga martida ee magaalada Kismaayo.

Wafdiga ayaa kulamo la qadanaya Madaxda Maamulka Jubbland Kulamadaas oo looga hadlaayo Arimaha Dorashoyinka Jubbland.