SAWIRRO;- Madaxweyne Xaaf oo si weyn Loogu soo dhaweyey Magaalada Hobyo

1477

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf Ayaa Soo gaaray Magaalada Hobyo Waxaan Wafdiga Madaxweynaha ku Wehliya qaar ka mida Golaha Wasiirda Galmudug.

Ayagoona si diiwan halkaasi igu Soo dhaweeyen Maamulka Iyo Bulshada Magaalada Hobyo.