SAWIRO:-Madaxweyne Xaaf oo Hobyo Si Diiran loogu Soo Dhaweeeyey

1822

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ISla markaana ay Qeyb Ka yihiin Qaar Ka Mida Golihiisa Wasiirada ayaa Maantay Gaaray Magaalada Hobyo oo shir Nabadeed uu uga Socdo Qaar ka mida Beelaha Daga Degaanada Dowladda Goboleedka Galmudug, iyadoo madaxweyanaha Iyo wafdiga la socda si diiran loogu soo Dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo Isla markaana ay soo Dhaweyta Qeyb galeen Maamulka Degmada Ergooyinka Ka qeyb Galaya shirka Nabadda Hobyo Iyo Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada Hobyo

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa Safarkoodu ku qotomay Ka qeybgalka shirka Nabadda Iyo Dib u heshiisiinta Beelahaasi oo shalay la shaaciyay waqtiga la soo xirayo isla matkaana lagu casuumay Madaxda Dowladda Federalka Soomaaliya tan Galmudug iyo Beesha Caalamka.

Halkaan Ka Daawo Sawirada