SAWIRRO:- Shacabka Magaalada Dhusa mareeb Oo Fariin kama Danbeysta ah udiray Dowladda Somaliya.

2868

Munaasabad Lagu Taageerayo Daah Furka Mashruuca Dhismaha Dekada Hobyo Ayaa Lagu Qabtay Caasimada Galmudug Ee Dhuusamareb Waxaana Ka Soo Qayb Galay Wasiiro iyo xildhibaano iyo Agaasimayaal Ka Tirsan Galmudug Sidokale Qeybaha kale Ee Bulshada Magaalada.

Dhamaan dadkii ka qeyb Galay Munaasabada Dowladaha Khadar iyo Somaliya oga Mahad celiyay Didaalka Lagu Dar dar galinaayo Dhismaha Dekadda Hobyo.

Wax ayna Dowladda Somaliya ugu Baaqeen in Doorkooda ay ka soo Baxaan Islamarkaana laga Dhabeeyo Dhismaha Dekadda Hobyo.

Halkaan ka daawo Sawirada.