Somaliland oo laga mamnuucay Adeega FOREX

2003

Qoraal maanta kasoo baxay Bangiga dhaxe ee maamulka Somaliland ayaa looga mamnuucay deegaanada maamulkaasi in uu ka shaqeeyo Suuqa sarifka Onlinka ee loo yaqaan Forex.

Bangiga dhaxe ee Somaliland ayaa qoraalka uu soo saaray waxa uu ku sheegay in Suuqa Forex uu lamid yahay barnaamijkii la oran iray Jiif oo Jaq oo horey uga jiray deegaanada somaliland balse markii dambe suuqa ka baxay.

Go’aankan adag ee kasoo baxay Somaliland ayaa kusoo aadaya xili guud ahaan Soomaaliya ku baaheen shirkado ka shaqeeya sarifka Onlinke ee loo yaqaan Forex, kuwaa oo dadka lacago ka qaadanaya una sheegaya in faa’iido badan ku helayaan lacagtooda.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Bangiga dhaxe ee Somaliland