UK Askari nin Qoorta uga istaagay oo laxiray +VIDEO

1916

Muuqaalkan argagax ah oo booliska dalka UK Gaar ahaan Caasimada London ayaa muujinaya laba sarkaal oo booliis ah oo si naxariis daro ah nin madow ah oo laga shakiyay ula dhaqmay . kuwaaso qoorta midi kaga qabanayo jilibka goor uu dhulka jiifo iyo sarkaal ka labaad Oo Gacmaha u hayay Eedeysanaha, oo gacanta lagu hayo iyo dhulka, wuxuu ku qaylinayaa ‘qoorta iga saar’. Booliska Magaalada ee Metropolitan ayaa sheegay in fiidiyowga uu ahaa “mid aad looga naxo” oo ay xidheen hal sarkaal isla markaana ay ka saareen mid kale howlihii loo igmaday.

Dhacdadan Oo Shalay Ka Dhacday London : DAAWO MUQAALKA