Wasiirka Difaaca Talyaaniga oo Muqdisho soo gaartay lana kulantay + cod

1936

Wafdi ay hogaamineysay Wasiirka Difaaca Dalka Talyaaniga Elisabetta Trenta ayaa waxay maanta soo gaareen Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya.

Wafdiga waxaa soo dhaweeyey Mas’uuliyiin katirsan Dawlada Soomaaliya kadibna waxa dhacay Kulan ay Labada Dawladooda Wasiiradooda Gaashaandhiga Yeesheen.

Wasiir Trenta waxa laga xusi karaa Ee Wafdiga ku wehlinayey waa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Talyaaniga iyo Saraakiil Ciidan Kale.

Waxa ugu weyn ee laga hadlay ayaa aheyd sidii Talyaaniga usii kordhin lahaa Taageerada Ciidanka Soomaaliyeed Siiyo ee dhinaca Tababarida Booliska.