Waxaa la Cilaaamiyay Waqtiga Rasmiga ah Ee Uu Furmayo Shirka Dib uheshisinta Dhuusa Mareeb

1632

dib u dhac ayaa ku yimid shir weynihii dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug oo lagu balansanaay in 5-ta bishaan oo ku beegan bari lagu qabto magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Ilo Lagu Kalsoon yahay oo aan ka Helnay Gudiga Dib uheshisinta Galmudug Ayaa sheegaya  In Hal bil dib loo dhigay shirka.
Taasi oo tmid ka dib markii Dhuusa Mareeb ay imaan waayeen Beelihii loogu tala galay in ay shirka ka qeyb galaan.

Ayadoona Ay jiraan Beelo badan oo Dhaliisan Hanaanka Loo Maray Gudiga Dib uheshisinta Galmudug iyo Sidoo kale Gogasha Taala Magaalada Dhusa mareeb.

Qaar ka mid ah Beelaha Habar gidir ayaa Horey usheegay in aysan shirka Dhusa mareeb ka Qeyb gali doonin ilaa uu soo idlaado Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo.