XOG÷ Muhiim ah Oo Ku Saabsan Dhimashadii Eng Yariisow.

4357

Warar Hoose oo ay Heshay Warbaahinta Wardoon.net ayaa sheegaya in Qaraxdii lala Beegsaday Eng Yariisow uu ahaa mid Siyaasadeysan Islamarkaana Loo wadday Gudomiyaha Gobolka Banaadir Abdirahamaan Omar Yariisow.

Waxaana Xogtaan sidokale ay sheegeysaa Arintaani ay ka danbeeyeen Madaxda iyoSaraakiil Ciidan Kuwaas oo door muuqda ka qadtay In Qarax Lagu Weraro Xarunta Aqalka Dowladda Hoose Ee Xamar.

Qaraxaan ayaa mid Sameyn weyn ku yeeshay Dhamaan Xarumaha iyo Xafiisyada kala Duwan Dowladda Hoose.

 

Dhanka kale Saraakiisha Ciidanka Amaanka Magaalada Muqdisho Weli ma aysan soo Bandhigin Baaritaan rasmi ah oo La Xariira Qaraxa Ismiidaaminta Ee ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose.

 

Xogo kale halkaan kala Socoda.