Xildhibaan Odowaa oo Gaaray Dhuusamareeb+COD+SAWIRRO

1985

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo Ka mid ah Golaha shacabka Soomaaliya ayaa Maanta Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug.

Xildhibaan Odawaa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Dusmareeb Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug.

Waxaana soo dhaweynta Xildhibaanka Ka qeyb qaatay Qeybaha Kala duwan ee Bulshada Ku Nool Caasimada Galmudug, Kuwaas oo Watay Calanka Galmudug.

Wasiirkii Hore Arimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa Maal mahaan Ku sugnaa Magaalada Cadaado ee Galmudug.