Xulka Spain oo iskoor cusub dhigtay+SAWIRRO

218

Guruub E Xidigaha Xulka Spain oo iskoor Cusub ka sameeyay Koobka Aduunka ka dib markii ay 7-0 uga badiyeen Xulka ka yimd Bartamaha koonfurta America ee Costa rica

Xidigaha Xulka Spain ayaa caawa kulankoodii 1 ee Guruubka E Koobka Aduunka 2022 waxay 7-0 kaga badiyeen Xulka Costa rica iyadoo natiijadan ay ka dhigan tahay mid aan la jabin karin koobkan.

Waxaa goolashaasi labo ka mida dhaliyay fenan tores oo nambarka 1 u ciyaara Barcelona halka goolasha kale la kala qeybsaday.

Waxaa guruubkan ku horkacaya min 3 dhibcood Xulalka Japan iyo Spain oo heysata koobkii Adduunka ee la qabtay sanadkii 2010.