Zidane Oo Ka Tagay Real Madrid

1954

Tababare Zidane ayaa goor dhaw la filayaa in si rasmi ah ugu dhawaaqo in uu ka tagay maamulka Real Madrid

Waxaa la xaqiijiyay in Zidane euu ku war giliyay ciyaartooyda kooxda in uu baxayo , waxaana la fulayaa in saacadaha soo socda uu la kulmo madaxa kooxdaas ee Perez si uu ugu war giliyo go`aankiisa

Idaacaddda Cope ee Spain ayaa sheegeysa in Zidane uu ka war helay xan soo dustay oo ka timid Perez taasi oo aheyd in uu casilayo Zidane haddii Champion-ka laga reebo waana miida dhacday.

Warar ayaa haatan sheegaya in Real ay si hoose ula hishiisay badelka Zidane kaasi oo la xusay in uu noqonayo Allgeri.