
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dacwo ka gudbiyay Taliyaha Booliiska Gobola Banaadie Macalin Mahdi.
Dacwadaan oo ingiriis ku qorneyd ayaa loo gudbiyay safaaradaha dibadda waxaana loogu baaqay inay gacan ka geystaan sidi loola xisaabtami lahaa Saraakiisha ugu sareysa amniga Caasimada Muqdisho sida Taliye Macali Mahdi.
Xildhibaanada waxay soo jeediyeen in la saaro cunaqabateyn caalami ah,laga qaado talaabooyin sida In la xanibo safaradiisa,l aga xayiro hantida iyo xisaabaadkooda bangiyada ee gudaha iyo dibadda.





















