Gaalkacyo, waxaa ka socoda Howlgalo lagu soo qab qabanaayo Dadka Falalka Amni dari ka geysta

1806

Ciidamo ka Tirsan Danab qeybta 21 aad ayaa Magaalada Gaalkcyo Ee Xarunta  Gobolka Mudug ka wadda Howlgalo Balaaran islamarkaana Lagu Soo Qab qabanaayo Dadka looga shakisan yahay  Falalka Amni dari ee  inta badan ka Ka dhaca Magaalada Gaalkcyo.

Howlkaan ay Ciidanka Danab ka Sameyeen Magaalada Gaalkcyo ayaa imaanaya xili maalmo ka hor isbadal dhanka hogaanka ah lagu sameyey taliska ciidanka danab Ee Deegaanada Galmudug, Islamarkaana fadhigoodu yahay Kunfurta Magalaada Gaalkcyo,  Ilaa hada ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Danab Ee Howlgalka Sameyey Kunfurta Magaalada Gaalkacyo Ee Galmudug,

Magaalada Gaalkcyo inta badan waxaa ka dhaca Dilal Qorsheynsan islamaraana oo loo geysto Dadka Lafdhabar u ah Bulshada iyo Sarakiisha Amaanka , ilaa hada ma jirto cid loo soo qabtay Falalkaas, Bilihii igu Danbeyey ka Magaalada,