Deg deg Isbaheysiga Musharaxinta Galmudug oo ka Hor yimid Gudiga Dorashoyinka Galmudug.

1581

Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug C/raxmaan Odawaa iyo Kamal Gutaale ayaa war saxaafadeed ay wadajir u soo saareen ku sheegay in magacaabidii Guddiga Farsamada Maamul u dhisida Galmudug ay tahay mid hareer marsan o Dastuurka Galmudug, ayna kala bar xubnaha Guddigaas yihiin Shaqaalaha dowladda, qaarkood ka qeyb qaateen Ololaha Musharaxiinta qaar.

Sidoo kale waxaa ay sheegeen in xubnaha Guddiga aanay aheyn kuwo u madax bannaan howlahooda, isla markaana gadaal laga
maamulayo.

Halkaan ka Akhriso.

8