Isbahaysi cusub oo maanta Muqdisho looga dhawaaqay +SAWIRRO

1616

Waxaa maanta Muqdisho looga dhawaaqay Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin maamulada Puntland iyo Jubaland, Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Golaha Siyaasiyiinta ee Somaliland.

War-murtiyeed ay Madashu soo saartay ayaa lagu faahfaahiyey in ay muhiim tahay badbaadinta qaranka iyo sidii ay dalka uga dhici laheyd dhaqso ah oo lagu wada qanacsanyahay.

Halkan ka akhriso War Murtiyeedka