Daadkii ugu Xooganaa Taariikhda oo soo Maray oo kadhacay Burco +VIDEO

1977

Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer waxaa soo maray DAADKII ugu Xoogaanaa Taariikhda, Kuwaasi oo ay sababeen Roob Xoogan oo ka da’ay Qaybo badan oo kamid ah dalka.

Daadka oo kasoo Rogmaday Buuraleyda Golis ayaa Dooxa wayn ee magaalada Burco kusoo rogay Biyo Xoogan, Kuwaasi oo Khasaare kala duwan gaadhsiiyey Biriishyadda Kala duwan ee ku yaala magaalada Burco.

Waxgaradka iyo masuuliyiinta magaalada ayaa ka hadlay Halista ku xeeran