DAAWO:-Cuqaasha Beesha Arab Oo Hanjabaad Dirtey

1754

Cuqaasha Beesha Arab ayaa waxaa ay si kulul uga hadashey xiisada u dhaxeysa Ganacsade Axmed Cismaan iyo Dawlada Jabuuti , waxaana ay cuqaashu Hanjabaad u direen xukuumada oo ay ku eedeyeen in ay ogolaatey kiiska Dacwada Ganacsade Axmed Cismaan in Somaliland loo soo wareejiyo

Sidoo kale cuqaashan ayaa waxaa ay taageero u muujiyeen hadal dhawaan ka soo yeedhay Salaadiinta Beesha Arab oo iyaguna arintan dhawaan si kulul uga Hadley.