DAAWO:-Khyere oo hanjabaad hawada u mariyay Shabaab

1688

Raiisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Somalia Xasan Cali Kheyre oo booqday isbitaalada la dhigay dadkii ku waxyeeloobay Qaraxyadii Muqdisho iyo goobtii Mashaqadu ka dhacday ayaa ka hadlay Dhacdadaasi iyo talaabada Xukuumadiisa kaga aadan ka jawaabista Musiibadii shalay.

R/Wasaare Kheyre ayaa ka tacsiyeeyay Dhimashadii ka dhalatay weerarka, caafimaadna waxa uu urajeeyay kuwa hadda dhaawacyadooda la dabiibayo, isagoona dhinaca kale amaanay ciidanka DFS oo uu sheegay in ay soo kooban khasaaraha weerarka maadaama ay iyaga muddo goobta kula dagaalamayeen kooxihii weerarka soo qaaday.