Daawo:- Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo Fariin Hanjabaad ah loo diray.

1580

ma aqbali doonno in Odayaal Cafis u doontaan Kooxda Alshabaab oo dib ugu soo laabtaan Deegaanada Galmudug ee Xorta ah, Qofkii aadey Alshabaab isaga ayaa Masuul ka ah Dhibkii Gaara Tilaabo ayaanan ka Qaadi doonnaa
“Taliyaha Qaybta 21aad G/Sare C/Casiis Cabdulaahi Cabdi ” ayaa Sidaa warbaahinta u sheegey

Halkaan ka daawo

https://m.youtube.com/watch?feature=share&v=M-bID-hP-p4