DAAWO:-Portugal oo xalay daqiiqdihii geerida Ireland kagabadisay 2/1+SAWIRRO

1161

Ronaldo ayaa ka hadlay rikoorkii xalay uu dhigay ka dib markii uu noqday gool dhaliyaha ugu wanaagsan taariikhda ee dhanka qaramada .

Ronaldo wax auu xalay jibiyay kana sara maray rikoor u yiilay laacibkii hore qaranka Iiraan Ali Daei kaasi oo dhaliyay 109 halka Ronaldo uu kula wareegay rikoorkaas 111 gool.

Portugal  ayaa xalay la ciyaartay Ireland oo daqiiqdihii geerida ay uga badiyeen 2/1 waxaana labadaas gool dhaliyay Ronaldo xilli kulankaas uu ka tirsanaa is reeb reebka Yurub ee loogu soo baxayo koobka aduunka 2022 ee Qatar

” Ma aqaan wax aan ku tilmaamo arintaaan, aad ayaan u faraxsanahay, waxaan balan ah in aan dunida tusiyo waxa qaranka Portigal uu yahay” ayuu yiri Ronaldo.