Isku Aadka Premier League Oo La Soo Saaray

775

Waxa si Rasmi ah loo shaaciyay isku aada xlli ciyaareedka cusub ee 2022/2023 kaas oo la shaaciyay dhamaan kulamada min bilow ilaa dhamaad.

Xilli ciyaareedka cusub ee premier League ayaa bilaaban doona 6 bisha August ee soo socota iyada oo kulanka ugu horeeya la ciyaari doono maalin jimce ah kuna biishan 5 bisha August.

Kooxda Man City ayaa bilaaban doonta difaacashada premier League xilli ay doonayso in ay markii 3-aad difaacato horyaalka premier League.

Tababaraha Man United ee Erik Ten Hag noqon doono tababaraha sida dhaw isha loogu hayn doono maadama uu noqon doono tababaraha ku cusub horyaalka.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Kulmada Furitaanka Horyaalka premier League ee xilli ciyaareedka 2022/2023

Jimcaha, August 5

Crystal Palace vs Arsenal, 8pm

Sabtida, August 6

Fulham vs Liverpool, 12:30pm

Bournemouth vs Aston Villa, 3pm

Leicester vs Brentford, 3pm

Wolves vs Leeds, 3pm

Newcastle vs Nottingham Forest, 3pm

Tottenham vs Southampton, 3pm

Everton vs Chelsea, 5:30pm

Isiinta, August 7

Brighton vs Manchester United, 2pm

West Ham vs Manchester City, 4:30pm