Isku Aadka Semi-final-ka Carabao Cup Arsenal Vs Liverpool, Chelsea Vs Tottenham

1585

Waxa si Rasmi ah loo sameeyay isku aadka wareega Semi-final-ka tartanka Carabao cup-ka xilli ciyaareedkan kadib markii la soo afkaray wareega 8 dhamaadka tartanka.

Kooxaha Liverpool, Chelsea, Arsenal Iyo Tottenham ayaa isugu soo hadhay wareega Semi-final-ka tartanka Caraboa cup-ka xilli ciyaareedkan.

Isku aadka ayay ka soo bexeen kulamo xiiso leh iyada oo ay isaga hor iman doonaan kooxaha ugu waaweyn horyaalka premier League iyaga oo ku dagaalamaya final-ka tartanka.

Kulamada Sem-final-ka ayaa la ciyaari doonaa 3 bisha January halka kulanka 2-aad la ciyaari doono 10 bisha January iyada oo Final-ka la ciyaari doono 27 bisha February

Kooxda Liverpool ayaa ku aaday Arsenal halka ay

Halkan Hoose kaga bogo isku aadka:

Arsenal Vs Liverpool

Chelse Vs Tottenham