NEWS;- Wasiir Sabriye oo Dhuusa Mareeb Gaaray & Ujeedka Socodalkiisa oo la ogaday.

2945

Wasiirka Arimaha Guddaha XFS Cabdi Maxamed “Sabriye” ayaa Goor dhow soo Gaaray Magaalada Dhusamareb ee Caasimada Galmudug waxaana La filayaa in Ahlusunna uu kala hadlo Tabashada ay ka Qabto Guddiga Wasaaradu u magacaawday Doorashooyinka Galmudug.

Sidoo kale Maalmaha soo socda ayaa waxaa Dhusamareb ku soo wajahan Xubnaha Gudiga Doorashooyinka Galmudug waxaana wehlin doona dida Qorshuhu yahay Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya. Islamarkaana ka qeyb qaadan doona Xalinta Khilaafaadka Ka dhex taagan Dowladda Somaliya iyo Hogaanka Ahlusuna Ee Gobolada Dhexe.