SAWIRRO÷ Ciidamada Danab Oo Lagu Wareejiyay Amaanka Garoonka Dhuusa Mareeb

4793

Ciidamada Danab ee Qaybta 21aad oo lagu wareejiyay in ay sugaan amaanka garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb caasimada Galmudug.

Ra’iisal wasaare Hassan Ali Khaire oo kormeer ugu tegay ayaa kula dardaarmay in ay adkeeyaan amniga garoonka si loo dhiso Galmudug loo wada dhan yahay Waana Tilaab Cadeyn u ah Dhaqan galka Qorshaha Amniga ee Dowladu u Dajisey Magaalada Dhuusamareeb .

Taliska Qaybta 21aad oo Fulinaya Amarada Madaxda Qaranka ayaa Kaalin mug leh ka Qaadanaya Amaanka Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb si Loo Suura_Galiyo Shirarka lagu Dhisayo Galmudug Loo Dhan yahay .