Soomaaliland Oo War Lama Filaan Ah Kasoo Saartay Ceerintii Dawlada Ku Sameysay Danjire Haysom

1802

Maamulka Somaliland ayaa kasoo horjeestay go’aankii dowladda Soomaaliya ay dalka kaga ceyrisay Wakiilkii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Haysom.

Somaliland waxa ay sheegtay in ay ka go’an tahay la shaqeynta Wakiilka si loo sii dardargaliyo howlaha Qaramada Midoobey ee Somaliland iyo Soomaaliya.