War.cusub. Ahlusuna oo war cad ka soo saaray Xaladii Cakirneed Galmudug

1511

Kulan aan loo kala kicin Kaasi oo ka socday magaalada Dhuusamareeb gaar ahaan xarunta Madaxtooyada Inji ayaa hadda soo gaba gaboobay.

Kulanka oo u dhaxeeyay hoggaanka sare ee Ahlu-Sunna iyo mas’uuliyiin kale ayaa waxaa looga arinsanayey xaaladda cakiran ee Galmudug.

Hoggaamiya Ahlu-Sunna Macalin Maxamuud Sheikh Xasan ayaa tanaasulay, waxuuna arimaha socda ee dhismaha maamulka Galmudug wakiil uga dhigay Sheikh Cabdirisaaq Maxamed Cali Mire Al-ashcari.
Ahlusuna ayaa ka tanaasushay arimo badan Horey ay oga soo hor jeeday .