Xilliga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Oo Lagu Dhawaaqay

1630

Dawlad gobolleedka Galmudug ayaa waxay hadda yeelaneysaa Maamul cusub oo baarlamaan iyo Madaxweynaha dhinaciisa ah.

Gudiga Dhismaha Galmudug ayaa waxay galabta shaaciyeen Habraacooda cusub Ee Doorashada loo wajahayo maadaama tii hore ay dhaqan geli weysay oo dib udhac ku yimid.

Waxa la sheegay in 9 Bisha soo socota oo labaatan cisho inaga xigaan lasoo dooran doona Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug.

Weli Saluug ayaa jira oo beelaha qaar ay sheegeen in xitaa saxiixayaashoodii la musuq maasuqay oo booskoodii kuwo kale ay Dawlada Federaalka wadato lagu badelay.