
Maxkamadda Sare Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixisay natiijada doorashada ku celiska ah ee Golaha Wakiilladda Dowlad Goboleedka Galmudug ee uu Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimuhu u soo gudbiyay Maxkamadda Sare ee Federaalka.
HOOS KA DAALACO QORAALLA MAXKAMADA




















