Kulan aan loo kala kicin Kaasi oo ka socday magaalada Dhuusamareeb gaar ahaan xarunta Madaxtooyada Inji ayaa hadda soo gaba gaboobay.
Kulanka oo u dhaxeeyay hoggaanka sare ee Ahlu-Sunna iyo mas’uuliyiin kale ayaa waxaa looga arinsanayey xaaladda cakiran ee Galmudug.
Hoggaamiya Ahlu-Sunna Macalin Maxamuud Sheikh Xasan ayaa tanaasulay, waxuuna arimaha socda ee dhismaha maamulka Galmudug wakiil uga dhigay Sheikh Cabdirisaaq Maxamed Cali Mire Al-ashcari.
Ahlusuna ayaa ka tanaasushay arimo badan Horey ay oga soo hor jeeday .