(Daawo÷Xildhibaanada Labada Aqal Ee Baarlamanka Soomaaliya Oo Kulan la Qaadanaya Bulshada Magaalo Xeebeedka Hobyo.

4313

Xildhibaanada Labada Aqal Ee Baarlamanka Soomaaliya iyo Suldaan Abdinaasir jamac seed ayaa Kulan  Shaaha Casiryaha &Sheekada La Qaadanaya Bulshada Magaalo Xeebeedka Hobyo.

Sanator abdi qeybdiid iyo Xildhibaan Ahmed Maclin fiqi ayaa ka mid ahaa Xildhibaanada Kulanka la qaadtay Bulshada Magaalada Hobyo.

Kulankaan ayaa ka dhacay Bartamaha Magaalo Xebeedka Hobyo.

Halkaan ka daawo muqaalka.

https://m.youtube.com/watch?feature=share&v=MKFaezpXWFY