Dowlada Somalia oo dalka ka Eriday Wakiilkii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

1823

Dowladda Soomaaliya oo dalka ka eriday Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa uu halkan u joogaa inuu taageero siiyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ee maha inuu siyaasadda gudaha iyo madax bannaanida qaranka farageliyo.

Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM, Mudane Nicklas Haysom wuxuu si cad u jabiyay habmaamuuskii iyo dhaqankii diblomaasiyadeed ee uu Xafiiskan u taagnaa.