
Goolahayaha Lioveprool ee Alisson ayaa ku guuleystay abaal marinta gool hayihii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkii hore
Alisson ayaa xilli ciyaareedki Liverpool kula guuleystay Champion-ka halka qarankiisa Brazil-na uu ku guuleystay Copa America
Goolhayahana Liverpool ayaa abaal marintaas waxa u ku garaacay Marc-André ter Stegen, Handanovic, Anena, Oblack, Kepa, Aderson, Manuel Neuer, Wojciech Szczęsny